qabsoomid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qabsoon.

qabsoon

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-oomay, -oontay; -oomi)

Macnaha:

  1. Hawl iwm wax la fuliyey noqosho.