qabyaaladee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-deeyay, -deysay)

Macnaha:

  1. Nidaam qabyaaladeed qof kula dhaqmid; qof qabyaalad darteed uga eexasho.