qadaadid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qadaad².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qadaad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Madaxa docdiisa dambe; jeego.
  2. Koor carrabbadeeda isku xirid si aanay u shanqarin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur