qaddimid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qaddin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qaddin

Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1

Isrogrogga: (-imay, -intay; -imi)

Macnaha:

  1. Wax waqtigii la sameyn lahaa ama la bixin lahaa ka soo hormarin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur