qadduun
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-uumo, m.l)
Macnaha:
- 1. Shey duug ah oo aad u da'weyn oo waayihii hore lagu dhaqmi jirey. 2. Meel qof ama dad ku duuganyihiin; qabri. 3. Seef godan oo daab qori ah leh.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

