qadiinQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld qadiim.1. Midab-gaddoonka ku dhaca xoolaha jirran; yuduun. 2. Badar muddo yiil oo uumi gaaray.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
qadiimQaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine PredicateMacnaha:1. Q. ah: shey gaboobay oo waqti hore ahaa. 2. Q. ah: wax waqtigii la isticmaali lahaa la soo dhaafay oo xumaaday. ld qadiin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0