qafaalasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qafaalo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qafaalo

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-aashay, -aalatay)

Macnaha:

  1. Cid xoog ku kaxeeysasho si dan laga lahaa loogu fushado.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur