qafalmarjac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld qafalmardax.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qafalmardax

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. 1. Qof dabeecad xun leh. 2. Wax aan si wanaagsan u habeysnayn. 3. Arrin iwm oo aan la garan karin waxna laga qaban karin. ld qafalmarjac.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur