qafas
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. (-syo, m.dh) ld qafis. Sanduuq shabaq ka samaysan oo shimbiraha, ugaadha iwm lagu hayo. 2. Qasac yar oo maar ah, qaada tiro xabbado ah oo buntuqa, bistooladda iwm la geliyo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

