qafilasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qafilo. ld qufulasho, qunfulasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qafilo

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-ishay, -ilatay)

Macnaha:

  1. Albaab, sanduuq iwm qafil ku xirasho. ld qufulo, qunfulo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qufulasho

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld qafilasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qunfulasho