qafilidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg qafil². ld qafil¹ (2), qafil¹, quful¹, qufulid, qunful.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
qafilQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-llo, m.dh)Macnaha:1. Shey bir ka samaysan oo gacan yar oo qoolaaban iyo duleel yar oo uu furaha galo leh, oo faseexadda albaabka, sanduuqa iwm lagu xiro. 2. ld qafilid. 3. quful ¹, qunful¹.Albaab, sanduuq iwm faseexaddooda qafil ku xirid. ld quful², qunful².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
qufulQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-llo, m.dh)Macnaha:1. (-llo, m.dh) Xubinta taranka ee gammaanka lab. 2. ld qafil 1. 3. qafilid.ld qafil².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
qufulidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld qafilid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
qunfulQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-llo, m.dh)Macnaha:ld qafil¹; ld qafilid.ld qafil².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00