qafilnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qafilan. ld qafilnaansho, qufulnaan, qufulnaansho, qunfulnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qafilan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-lnaa, -lnayd)

Macnaha:

  1. Wax qafil ku xiranyahay ahaansho. ld qufulan, qunfulan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qafilnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld qafilnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qufulnaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld qafilnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qufulnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld qafilnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qunfulnaan