qajeelidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg qajeel².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
qajeelQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-lyo, m.l)Macnaha:1. Rajo. 2. Sida badan, marar badan, badanaa. Tus. “Qajeel buu yimaadaa”.Wax rajo ka qabid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0