qalaggoyn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qalaggoo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qalaggoo

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-ooyay, -oysay)

Macnaha:

  1. Nafley qalo ka bi'id.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur