qalal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (daaw.) Isku roorid muruqeed oo aan qofku ogeyn keentana qalqalloc jirka iyo addimada.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur