qalalab

Qaabnax: Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone

Macnaha:

  1. Si shanqar iyo buuq leh oo wax isaga dabadhacaan; rabshad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

rabshad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld rabash¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur