qalawille

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Geed-abaareed gaaban oo higlaha u eg qodaxna lahayn oo waqtiga jiilaalku dheeraado xoolaha caleentiisa lagu barbixiyo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur