qalaysasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qalayso. ld qalaysi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qalayso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. Hilib muddo yar qudrad, subag iwm. ku shiilasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qalaysi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld qalaysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur