qalbisamo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Samaan cidi uurka ku haysa; niyadsami. ld qalbisami.

niyadsami

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld niyasamaan.

qalbisami

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld qalbisamo, qalbisnaan.