qaldhicidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg qaldhac². ld qaldhocod, qallicid, qallixid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
qaldhacQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-cyo, m.dh)Macnaha:Qori loo kala jeexay laba qalbac oo dabada looga xiro si uu saalada iyo neefta ugu cesho hal la doonayo in la oggolaysiiyo ilmo aysan dhalin. ld qallac¹, qallax¹.Qaldhac dabada uga xirid (hal). ld qallac², qallax².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
qaldhocodQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld qaldhicid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
qallicidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg qallac².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
qallixidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld qaldhicid, qaldhocod.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0