qaleyn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qalee. ld qaleys.

qalee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-leeyay, -laysay)

Macnaha:

  1. Bariis inta aan biyaha lagu darin dallac ku shiilid.

qaleys

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld qaleyn.