qalfaad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld qalfaadid.
  2. Jirrid aad u weyn qorid si u noqdo doon.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qalfaadid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qalfaad². ld qalfaad¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur