qalladasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qallado.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qallado

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-latay, -ladatay)

Macnaha:

  1. Madhab raacid in muddo ah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur