qallax

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld qaldhac¹.
  2. ld qaldhac².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qaldhac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-cyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Qori loo kala jeexay laba qalbac oo dabada looga xiro si uu saalada iyo neefta ugu cesho hal la doonayo in la oggolaysiiyo ilmo aysan dhalin. ld qallac¹, qallax¹.
  2. Qaldhac dabada uga xirid (hal). ld qallac², qallax².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur