qallib

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld qallibid.
  2. (bay, -btay) Wax afgembiyid.

qallibid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qallib². ld qallib¹.