qalliban

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-bmay, -bantay; -bmi)

Macnaha:

  1. Wax la afgembiyay noqosho.
  2. Wax la afgembiyey ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur