qalloocoQaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3Isrogrogga: (-cday, -catay)Macnaha:1. Wax dhan u janjeersasho. 2. Ka q.: hadal si aan habbooneyn u dhihid. 3. ld qallooc².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
qalloocQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-cyo, m.dh)Macnaha:1. Qaab dhan u janjeera oo aan toosnayn. 2. Q.ah: hadal aan munaasab ahayn.(juqr.) Golxo laga helo haloodka webiga, oo si isdabjoog ah ugu leex leexanaysa dhinac ilaa dhinac, iyada oo samaynaysa laabyo waaweyn markuu webigu ku socdo oo uu qoynayo dhul siman.Wax qaabkiisa dhan u janjeerin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0