qalloocsashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg qalloocso. ld qalloocsi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
qalloocsoQaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3Isrogrogga: (-saday, -satay)Macnaha:Wax dhan u soo janjeersasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
qalloocsiQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld qalloocsasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0