qalluudidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg qalluud². ld galluubid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
qalluudQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Si miskiinnimo ah oo la isu muujiyo (qof). ld galluub¹.Si miskiinnimo ah isu muujin (qof). ld galluub².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0