qalqale
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Summad geela lagu dhigo oo u eg qaanso aad loo tooxay oo dheegga lagu dhigo. 2. Kolay harag ka samaysan oo fardooleyda, xoolo jirta iwm wax ku ritaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

