qamaamudid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qamaamud².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qamaamud

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Isqarinta qof maro, maqaar iwm isku qariyo.
  2. Maro, maqaar iwm isku qarin (qof).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur