qamandhacoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Qarqaryo jariirico wadata oo ku dhalata oogada marka ay dhaxan badan dareento.