qamanyuus

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Xiridda hal godol diiddey ama ilmaha diidday xarig sanka looga xiro oo neefta lagu celiyo si ay u godlato ama ilmaha u oggolaato.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur