qamarshiidid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qamarshiid².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qamarshiid

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Badar aan la xasharin oo la shiiday.
  2. Badar aan la xasharin shiidid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur