qamarshiidnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qamarshiidan. ld qamarshiidnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qamarshiidan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-dnaa, -dnayd)

Macnaha:

  1. Badar wax buunshaha lagu shiidey ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qamarshiidnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld qamarshiidnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur