qambaruursasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qambaruurso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qambaruurso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Qof tiiraanyeysan hoos u ooyid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur