qamisidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg qamis².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
qamisQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Laab hoggaanka ka mid ah oo ratiga gafuurka loo geliyo si loo hoggaamiyo.Rati xarig gafuurka u gelin si hoggaamintiisu u fududaato.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0