qammaadsanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qammaadsan. ld qammaadsanaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qammaadsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Harraad, gaajo iyo daal awgii wax la miyirdoorsoomay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qammaadsanaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld qammaadsanaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur