qammi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld hammi¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hammi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Murugo iyo walaac ka dhasha arrin murugsan. 2. Niyad, laab. ld qammi.
  2. 1. Murugo iyo walaac la kulmid. 2. Ku h.: wax had iyo jeer ku fekerid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur