qamuurin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qamuuri. ld qamuuris.

qamuuri

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Wax dedid.

qamuuris

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld qamuurin.