qanabo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Orodka awr qooqani sameeyo isaga oo madaxa laallaadinaya daamankana isla dhacaya.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur