qanax

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-xyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Q. ah: qalab bir, qori iwm ka sameysan oo duugoobay ama khalkhalay.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur