qandhee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-dheeyay, -dheysay)

Macnaha:

  1. Qandho kicin. ld qandhi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qandhi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. ld qandhee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur