qandheysnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qandheysan. ld qandheysnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qandheysan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-snaa, -snayd)

Macnaha:

  1. Nafley ay qandho hayso ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qandheysnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld qandheysnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur