qandiirid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qandiir².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qandiir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Wax kulkoodu yaryahay.
  2. Wax in yar kululaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur