qaniimad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Hanti badan. 2. Maal gaalo laga qabsaday, kaddib markii la jebiyay colkooda. ld qaniimo.

qaniimo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld qaniimad.