qaniinsii

Qaabnax: Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2

Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

Macnaha:

  1. 1. Nafley afka wax u gelin si uu u qaniino. 2. Cid isku dirid.