qanjaaful

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Isrogrogga: (-lo, m.l/dh)

Macnaha:

  1. 1. Ciddida inteeda dheer oo ka baxda qoobka labaraaflaha iyo gammaanka. 2. Alaabta lagu dhaqmo marka ay duug noqoto. ld qajaaful.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qajaaful

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld qanjaaful.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur