qanjidh-dhidid
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-dho ..., m.l)
Macnaha:
- (c.nafl.) Qanjidh dhuuban oo leexleexsan oo ku yaalla dubka. Waxa uu soo daayaa dhidid. Tirada qanjidh dhididku waa ay ku kala duwantahay xayawaanka.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

