qanjidh-kelyood

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-dho ..., m.l)

Macnaha:

  1. (c.nafl.) Lammaane ka mid ah qanjidhada marinka la'oo laga helo kelyaha dushooda. Qaybta gudaha ee qanjidh kelyoodyada oo loo yaqaanno 'medula'ayaa waxay dhiijisaa horomoonada kala ah adirinaliin iyo noradirnoliin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur